ads

8 sir oo ku duugan cunista ukunta 《beedka》

Faa’iidooyinka Caafimaad ee laga helo Cunista Ukunta ama Beedka.

Beedka ama ukunta waxay qani ku tahay oo laga helaa nafaqooyin badan oo ay ku jiraan booratiino fiitamiino iyo macaadin sidoo kale qaybta huruudiga ama jaalaha ah ee beedka waxaa ku jira oo laga helaa fiitamiinada kala ah vitamin e iyo vitamin iyo dufanka muhiimka ah ee loo yaqaano fatty acids.


Nafaqada ukunta: Ukunta sidoo kale waxay ka mid tahay cuntooyinka ugu badan ee dunida laga isticaamlo isla markaan cunto karinta loogu adeegsado meel kasta waxaana dadka aad u jecel yihiin dhadhanka iyo beedka cunta ahaantiisa isagoo dadka qaarkood u noqda balwad aysan joojin karin cunistiisa.


Faaiidooyiinka beedka ama ukunta:

Ukuntu waa cunto muhiim ah oo laga helo maadooyinka kala ah Salenium, Vitamin D, fitamin B6, Fitamin B12, waxaa kale oo ukunta laga ku jira macdano aad u tiro badan sida zinc, iron, iyo copper.


Ukunta maxaa laga helaa :


1.Ukunta iyo uurka : beedku waa cunto u wanaagsan hooyada uurka leh waana il laga helo xadi aad u fiican oo protein ah waxaana laga helaa waxa loo yaqaano amino acids taas oo hooyada uurka leh iyo ilmaheeduba u baahan yihiin sidaa darteed waxaa laga helaa in badan oo fiitamiino iyo macaadiin ah.


2.Ukunta iyo galmada: beedku waxaa alle ku abuuray oo uu qani ku yahay fiitamiinada kala ah fitamin B6 iyo fitamin B5 kuwani waxay jidhka ka caawiyaan inuu isu dheeli tiro hoormoonada jirka isla markaana waxay la dagaalamaan stress ka ama walwalka iyo niyad jabka, sidaa darteed Vitamin B6 iyo Vitamin B5 waxay ku siinayaan darareen caafimaad qaba. 


3.Ukunta iyo caruunta: maadooyinka ugu muhiimsan ee beedka laga helo waxaa ka mida iron, protein, iyo fatty acid oo muhiim ah iyo fiitamiinada kala ah vitamin A, vitamin D, Vitamin E iyo vitamin B12, hadaba maadama beedka booratiinada ku jira aad u badan yihiin hadii subaxdii ilmaha uu ku quraacdo waxay ka dhigaysaa mid dharagsan waxayna ukuntu hoos u dhigaysaa gaajada ilmaha ka mashquulinaysa waxbarashada iyo iskuulka.


4.Ukunta iyo wajiga: qurxinta wajigu waa muhiimada koowaad ee dumarka sidoo kale qofkasta laga rabo inuu ku dadaalo sidaas daraadeed beedku waa hab daaweed qoto dheer oo lagu nadiifiyo wajiga waxaana ku jira booratiin aad ugu fiican wajiga sidaa darteed hadii aad doonayso in wajigaaga uu qurux badnaado ku dadaal inaad u isticmaasho beedka.


5.Ukunta iyo xubinta ragga: beedka wuxuu ka mid yahay cuntooyin sare u sare u qaada awooda galmada sidaas oo ay tahay cunista ukunta waxay kaa caawinaysaa in hadiiba baahidaadu badan tahay uu sare u qaado xubinta taranka ee raga taas oo hawsheeda si fiican u gudanaysa.


6.Ukunta iyo cayilka: beedku waa cunto ay ku yartahay waxa loo yaqaano kalari oo ah waxyaabaha ka qayb qaata inuu qofku naaxo ama cayilo sidoo kale beedka ama ukunta waxaa laga helaa booratiino iyo nafaqooyin kale oo badan sidaas darteedna beedka wuxuu ka mid yahay cuntooyinka miisaanka dhima ee maaha cuntooyinka miisaanka kordhiya ama cuntooyinka lagu cayilo.


7.Ukunta iyo dumarka: maalin kasta dumarka iyo raga labaduba way cunaan beedka waana arin wanaagsan waayo wuxuu beedku sare u qaadayaa qofka caafimaadkiisa, laakiin dumarka qaba xanuunada ay ka mid yihiin macaanka iyo cilado kale oo caafimaad waa inay kala tashtaan dhakhtarkooda cunista beedka.


8.Ukunta iyo timaha: beedka waa cunto aad ugu muhiim ah timaha waayo waxay ka helaayaan nafaqooyinka timuhu u baahan yihiin waxay timuhu sidoo kale ka helaayaan vitamin A iyo biotin oo sidoo kale loo yaqaano vitamin H kaas oo ka mid ah fiitamiinada la isku dhaho B Complexe vitamins kalmada biotin waxay ka soo jeedaa giriigii hore sidoo kale waxay timuhu ka helaayaan beedka maadada loo yaqaano folate, sidaas darteed nafaqada ukunta ku jirta waxay tinta ka dhigaysaa mid qaro weyn oo caafimaad aaad u wanaagsan faaiidaduna waa in timaha aysan daadan.


HEALTH SERIES. Health Benefits of Eating Eggs. Eggs are rich in many nutrients, including protein, vitamins and minerals, and the yellow or yellow part of the egg contains vitamins such as vitamin E and vitamin E and essential fatty acids. acids. Egg nutrition: Eggs are also one of the most widely used foods in the world as they are used in cooking everywhere and people love the taste and the egg as it is an addiction for some people who cannot stop eating it. Benefits of eggs: Eggs are an important food source of Selenium, Vitamin D, Vitamin B6, Vitamin B12, and also contain many minerals such as zinc, iron, and copper. What is found in eggs: 1. Eggs and pregnancy: Eggs are a good food for expectant mothers and are a source of a good amount of protein and amino acids, which are needed by both the pregnant mother and her baby, so it is found in a lot. of vitamins and minerals. 2. Eggs and sex: Eggs are created by God and are rich in vitamins such as vitamin B6 and vitamin B5. These help the body to balance the body's hormones and fight stress or anxiety and depression, so Vitamin B6 and Vitamin B5 give you a healthy mood and erection that will make you love sex. 3. Eggs and eggs: the most important ingredients found in eggs include iron, protein, and important fatty acids and vitamins such as vitamin A, vitamin D, vitamin E, and vitamin B12, so because the protein in eggs is very high If the child eats breakfast in the morning, it makes him full and reduces the hunger of the child, which distracts him from studying and school. 4. Egg and face: facial beauty is the first priority for women and everyone should strive for it, so egg is a deep treatment method to clean the face and it contains protein which is very good for the face so if you want your face to be beautiful Do your best to use the egg. 5. Eggs and the male organ: Eggs are among the foods that increase sexual power, so eating eggs will help you to increase the male reproductive organ, which works well.

TAXANAHA CAAFIMAADKA.


Faa’iidooyinka Caafimaad ee laga helo Cunista Ukunta ama Beedka.


Beedka ama ukunta waxay qani ku tahay oo laga helaa nafaqooyin badan oo ay ku jiraan booratiino fiitamiino iyo macaadin sidoo kale qaybta huruudiga ama jaalaha ah ee beedka waxaa ku jira oo laga helaa fiitamiinada kala ah vitamin e iyo vitamin iyo dufanka muhiimka ah ee loo yaqaano fatty acids.


Nafaqada ukunta: Ukunta sidoo kale waxay ka mid tahay cuntooyinka ugu badan ee dunida laga isticaamlo isla markaan cunto karinta loogu adeegsado meel kasta waxaana dadka aad u jecel yihiin dhadhanka iyo beedka cunta ahaantiisa isagoo dadka qaarkood u noqda balwad aysan joojin karin cunistiisa.


Faaiidooyiinka beedka ama ukunta:

Ukuntu waa cunto muhiim ah oo laga helo maadooyinka kala ah Salenium, Vitamin D, fitamin B6, Fitamin B12, waxaa kale oo ukunta laga ku jira macdano aad u tiro badan sida zinc, iron, iyo copper.


Ukunta maxaa laga helaa :


1.Ukunta iyo uurka : beedku waa cunto u wanaagsan hooyada uurka leh waana il laga helo xadi aad u fiican oo protein ah waxaana laga helaa waxa loo yaqaano amino acids taas oo hooyada uurka leh iyo ilmaheeduba u baahan yihiin sidaa darteed waxaa laga helaa in badan oo fiitamiino iyo macaadiin ah.


2.Ukunta iyo galmada: beedku waxaa alle ku abuuray oo uu qani ku yahay fiitamiinada kala ah fitamin B6 iyo fitamin B5 kuwani waxay jidhka ka caawiyaan inuu isu dheeli tiro hoormoonada jirka isla markaana waxay la dagaalamaan stress ka ama walwalka iyo niyad jabka, sidaa darteed Vitamin B6 iyo Vitamin B5 waxay ku siinayaan dareen caafimaad qaba .


3.Ukunta iyo caruunta: maadooyinka ugu muhiimsan ee beedka laga helo waxaa ka mida iron, protein, iyo fatty acid oo muhiim ah iyo fiitamiinada kala ah vitamin A, vitamin D, Vitamin E iyo vitamin B12, hadaba maadama beedka booratiinada ku jira aad u badan yihiin hadii subaxdii ilmaha uu ku quraacdo waxay ka dhigaysaa mid dharagsan waxayna ukuntu hoos u dhigaysaa gaajada ilmaha ka mashquulinaysa waxbarashada iyo iskuulka.


4.Ukunta iyo wajiga: qurxinta wajigu waa muhiimada koowaad ee dumarka sidoo kale qofkasta laga rabo inuu ku dadaalo sidaas daraadeed beedku waa hab daaweed qoto dheer oo lagu nadiifiyo wajiga waxaana ku jira booratiin aad ugu fiican wajiga sidaa darteed hadii aad doonayso in wajigaaga uu qurux badnaado ku dadaal inaad u isticmaasho beedka.


5.Ukunta iyo xubinta ragga: beedka wuxuu ka mid yahay cuntooyin sare u sare u qaada awooda galmada sidaas oo ay tahay cunista ukunta waxay kaa caawinaysaa in hadiiba baahidaadu badan tahay uu sare u qaado xubinta taranka ee raga taas oo hawsheeda si fiican u gudanaysa.


6.Ukunta iyo cayilka: beedku waa cunto ay ku yartahay waxa loo yaqaano kalari oo ah waxyaabaha ka qayb qaata inuu qofku naaxo ama cayilo sidoo kale beedka ama ukunta waxaa laga helaa booratiino iyo nafaqooyin kale oo badan sidaas darteedna beedka wuxuu ka mid yahay cuntooyinka miisaanka dhima ee maaha cuntooyinka miisaanka kordhiya ama cuntooyinka lagu cayilo.


7.Ukunta iyo dumarka: maalin kasta dumarka iyo raga labaduba way cunaan beedka waana arin wanaagsan waayo wuxuu beedku sare u qaadayaa qofka caafimaadkiisa, laakiin dumarka qaba xanuunada ay ka mid yihiin macaanka iyo cilado kale oo caafimaad waa inay kala tashtaan dhakhtarkooda cunista beedka.


8.Ukunta iyo timaha: beedka waa cunto aad ugu muhiim ah timaha waayo waxay ka helaayaan nafaqooyinka timuhu u baahan yihiin waxay timuhu sidoo kale ka helaayaan vitamin A iyo biotin oo sidoo kale loo yaqaano vitamin H kaas oo ka mid ah fiitamiinada la isku dhaho B Complexe vitamins kalmada biotin waxay ka soo jeedaa giriigii hore sidoo kale waxay timuhu ka helaayaan beedka maadada loo yaqaano folate, sidaas darteed nafaqada ukunta ku jirta waxay tinta ka dhigaysaa mid qaro weyn oo caafimaad aaad u wanaagsan faaiidaduna waa in timaha aysan daadan.


TAXANAHA CAAFIMAADKA.


Faa’iidooyinka Caafimaad ee laga helo Cunista Ukunta ama Beedka.


Beedka ama ukunta waxay qani ku tahay oo laga helaa nafaqooyin badan oo ay ku jiraan booratiino fiitamiino iyo macaadin sidoo kale qaybta huruudiga ama jaalaha ah ee beedka waxaa ku jira oo laga helaa fiitamiinada kala ah vitamin e iyo vitamin iyo dufanka muhiimka ah ee loo yaqaano fatty acids.


Nafaqada ukunta: Ukunta sidoo kale waxay ka mid tahay cuntooyinka ugu badan ee dunida laga isticaamlo isla markaan cunto karinta loogu adeegsado meel kasta waxaana dadka aad u jecel yihiin dhadhanka iyo beedka cunta ahaantiisa isagoo dadka qaarkood u noqda balwad aysan joojin karin cunistiisa.


Faaiidooyiinka beedka ama ukunta:

Ukuntu waa cunto muhiim ah oo laga helo maadooyinka kala ah Salenium, Vitamin D, fitamin B6, Fitamin B12, waxaa kale oo ukunta laga ku jira macdano aad u tiro badan sida zinc, iron, iyo copper.


Ukunta maxaa laga helaa :


1.Ukunta iyo uurka : beedku waa cunto u wanaagsan hooyada uurka leh waana il laga helo xadi aad u fiican oo protein ah waxaana laga helaa waxa loo yaqaano amino acids taas oo hooyada uurka leh iyo ilmaheeduba u baahan yihiin sidaa darteed waxaa laga helaa in badan oo fiitamiino iyo macaadiin ah.


2.Ukunta iyo galmada: beedku waxaa alle ku abuuray oo uu qani ku yahay fiitamiinada kala ah fitamin B6 iyo fitamin B5 kuwani waxay jidhka ka caawiyaan inuu isu dheeli tiro hoormoonada jirka isla markaana waxay la dagaalamaan stress ka ama walwalka iyo niyad jabka, sidaa darteed Vitamin B6 iyo Vitamin B5 waxay ku siinayaan dareen caafimaad qaba.


3.Ukunta iyo caruunta: maadooyinka ugu muhiimsan ee beedka laga helo waxaa ka mida iron, protein, iyo fatty acid oo muhiim ah iyo fiitamiinada kala ah vitamin A, vitamin D, Vitamin E iyo vitamin B12, hadaba maadama beedka booratiinada ku jira aad u badan yihiin hadii subaxdii ilmaha uu ku quraacdo waxay ka dhigaysaa mid dharagsan waxayna ukuntu hoos u dhigaysaa gaajada ilmaha ka mashquulinaysa waxbarashada iyo iskuulka.


4.Ukunta iyo wajiga: qurxinta wajigu waa muhiimada koowaad ee dumarka sidoo kale qofkasta laga rabo inuu ku dadaalo sidaas daraadeed beedku waa hab daaweed qoto dheer oo lagu nadiifiyo wajiga waxaana ku jira booratiin aad ugu fiican wajiga sidaa darteed hadii aad doonayso in wajigaaga uu qurux badnaado ku dadaal inaad u isticmaasho beedka.


5.Ukunta iyo xubinta ragga: beedka wuxuu ka mid yahay cuntooyin sare u sare u qaada awooda galmada sidaas oo ay tahay cunista ukunta waxay kaa caawinaysaa in hadiiba baahidaadu badan tahay uu sare u qaado xubinta taranka ee raga taas oo hawsheeda si fiican u gudanaysa.


6.Ukunta iyo cayilka: beedku waa cunto ay ku yartahay waxa loo yaqaano kalari oo ah waxyaabaha ka qayb qaata inuu qofku naaxo ama cayilo sidoo kale beedka ama ukunta waxaa laga helaa booratiino iyo nafaqooyin kale oo badan sidaas darteedna beedka wuxuu ka mid yahay cuntooyinka miisaanka dhima ee maaha cuntooyinka miisaanka kordhiya ama cuntooyinka lagu cayilo.


7.Ukunta iyo dumarka: maalin kasta dumarka iyo raga labaduba way cunaan beedka waana arin wanaagsan waayo wuxuu beedku sare u qaadayaa qofka caafimaadkiisa, laakiin dumarka qaba xanuunada ay ka mid yihiin macaanka iyo cilado kale oo caafimaad waa inay kala tashtaan dhakhtarkooda cunista beedka.


8.Ukunta iyo timaha: beedka waa cunto aad ugu muhiim ah timaha waayo waxay ka helaayaan nafaqooyinka timuhu u baahan yihiin waxay timuhu sidoo kale ka helaayaan vitamin A iyo biotin oo sidoo kale loo yaqaano vitamin H kaas oo ka mid ah fiitamiinada la isku dhaho B Complexe vitamins kalmada biotin waxay ka soo jeedaa giriigii hore sidoo kale waxay timuhu ka helaayaan beedka maadada loo yaqaano folate, sidaas darteed nafaqada ukunta ku jirta waxay tinta ka dhigaysaa mid qaro weyn oo caafimaad aaad u wanaagsan faaiidaduna waa in timaha aysan daadan.

Post a Comment

1 Comments