Sida sonkorta loo daaweeyo , waxyaalaha sababo ,calaamadaha ,iyo daawooyin dabiici ah .
Sonkoroow (diabetes ) waa xanuu saameeyey malaayiin qof oo dunida ku kala nool.
Waxaana lagu gartaa =
Heerka sonkorta dhiiga oo kor ukacda , taasoo sababi karto dhibaatooyin caafimaad oo halis ah.
Maqaalkaan waxaan ku sharxi doonaa=- Noocyada sonkorta.
- Maxaa sababo sonkorta.
- Qaababka dabiiciga ah ee lagu xakameeyo sonkorta.
- Cuntooyinka iyo daawooyinka dabiiciga ah ee lagu xakameeyo sonkorta.
- Talooyin nololeed ee lagugala dagaalami karo sonkorta.
Sonkoroowga wuxuu leeyahy labo nooc oo waaweeyn .
1. Sonkoroowga nooca koowaad _
Waa cudur dhif ah oo dhaco jirka markuu joojiyo soo saarista hormoonka insulin_ka , taasoo sababta in heerka sonkorta dhiiga aad u kordho.
Badanaa wuxuu ku dhacaa caruurta iyo dhalin yarada
2. sonkoroowga nooca labaad _
Waa nooca ugu badan ee sonkoroowga , waxa uuna dhacaa marka jirku iska caabiyo inslulin_ka , ama aanu si wanaagsan u isticmaalin.
Noocaan waxaa badanaa keeno cunto xumo, miisaan xad dhaaf ah ,iyo nolol aan firfircooni laheen.
Sababaha keena sonkoroowga =
- 1. Hidda raaca (Genetics).
- 2. Cunto aan caafimaad laheeyn.
- 3.miisaan badan.
- 4.firfircooni la' aan.
- 5.cadaadiska iyo hurdo la'aanta.
Calaamadaha lagu garto sonkoroowga =
- 1. Oon badan iyo on la cabo biyo badan.
- 2. Kaadida oo badan gaar ahaan habeenkii.
- 3.daal iyo tabar la'aan .
- 4. Aragga oo daciifa.
- 5.boogaha oo aan dhaqso bogsan.
- 6. Miisaanka oo luma waa ( nooca 1aad)
- Ama miisaanka oo kordha waa ( nooca 2aad ).
- 7.gaajo joogto ah.
Sidee loo daaweeya sonkowga ?
Sonkoroowga lama bogsiin karo gabi ahaan lkn waxaa jiro siyaabo kale oo lagu xakameeyn karo , si loo yareeyo halis tiisa .waxaana ugu muhiimsan soo socda =
1.cun cunto caafimaad leh.
2. Jimicsi joogto ah sameey.
3. Maareeynta cadaadiska.
4. Hagaaji hurdadaada.
5. Qajaarka (cucumber)
6.toonta.
7. Xabad soowdada.
8. Qamadiga.
9.iinta.
10. Qaraha (xaabxabka).
11. Qorfaha.
12. Geedka moringaha.
13. Aloe Vera.
14. Daawada metformin.
15. Daawada insulin.
Plz share dheh.
#Diabetes#
#Type 1 Diabetes#
#Type 2 Diabetes#
#Cause of Diabetes#
#Sing and symptom of Diabetes#
#Management and treatment of diabetes#
.webp)
2 Comments
Masha alah
ReplyDeleteMasha alah
ReplyDelete